Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland oo gaarayy degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.[Masawiro]

April 23, 2022 - Written by Editor

Ceelwaaq:-Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa saaka waxaa uu safar shaqo ku gaaray Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo si uu ugu kuur galo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee ka socda Degmada Ceelwaaq.

Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Ceelwaaq kusoo dhaweeyay qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo maamulka Magaalada Ceelwaaq.

Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ku biiray madax kale duwan oo ka tirsan maamulka Jubaland oo horay safar uga tegtay degmada Ceel waaq si ay ugu kuur galaan qaabka ay degmada Ceelwaaq uga socoto doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee lagu dooranayo Xildhibaanada loo asteeyay gobolka Gedo inay ku matalaan Baarlamaanka JFS.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online