Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo shaaciyey Liiska tirsada Xildhibaanada guud ee qaatay shahaadada Baarlamaanka 11aad
(April 9, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyey Liiska Tirada Xildhibaanada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya: 1. Abdisalam Haji Dowladda Jubbaland waxay u aragtaa Danjirahii hore ee Midogwa Afrika inuu lid ku ahaa hanaanka dowlad dhiska iyo madax banaanadii dalka.
(April 7, 2022)
Kismaayo:-Dowladda Jubbaland waxay soo dhawaynaysaa go’aanka masiiriga ah ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka gaartay Danjirahii hore ee Midowga Afrika Francisco Madeira, oo dalka laga c Madaxweynaha Koofur Galbeed oo shir looga hadlayay doorashada la qaatay xildhibaanada Koofur Galbeed.
(April 7, 2022)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka dalka la qaatay Xildhibaanada laga Doortay Deegaanada Koof Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay Shirka nabadaynta beelaha walaalaha deegaanada Saax-maygaag iyo Sangajabiye.
(April 7, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qayb galay munaasabadda gunaanadka shirka nabadaynta beelaha walaala ah ee di Madaxweynaha JFS oo ka horyimid go’aankii Ra’iisul wasaare Rooble dalka uga eryey Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
(April 7, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda Soomaaliya iyo dagaalk Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Arrimaha Afrika Mu’asasada Boqor Salmaan.[Masawiro]
(April 6, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo Maareeyaha Arrimaha Dowladda Soomaaliya oo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ku amartay in dalka uga baxo 48 saac gudahood
(April 6, 2022)
Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaq Golaha Deegaanka Degmada Ufayn oo dooratay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen
(April 6, 2022)
Ufeyn:-Waxaa maanta lagu qabtay Degmada Ufeyn ee gobolk Bari doorashadii golaha degaanka ee sanadkii hore ururada Siyaasaddu ku tartameen waxaana wareegii koowaad la doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye Go’aanka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (FEIT)
(April 6, 2022)
Go’aanka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (FEIT) ee Kuraasta la hakiyey: Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal waxaa uu go’aamiyey in dib loogu noqdo doorashada dhammaa Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka FIET oowada bixinta Shahaadada Xildhibaanimo
(April 5, 2022)
Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS. Hoos ka akhriso magacyadooda: 1. Ab
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|