Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal FEIT oo digniin u diray xubno ka tirsan Gudiga
(April 20, 2022)
Muqdisho:-Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal FEIT waxaa uu baaq u dirayaa xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan waafaqsaneyn go’aankii guddiga ee kor Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Haylaan.
(April 19, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 19-ka April 2022, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Haylaan. Madaxwe Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Muqdisho.
(April 19, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo kusoo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana gegida diyuuradaha ee Aadan Ca Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Maareeyaha dekadda Garacad
(April 19, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee 19ka April 2022, kuna saabsan magacaabid Mareeyaha Dekadda Garacad. Madaxweynah Madaxweynaha Dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho.[Video]
(April 19, 2022)
Muqdisho :- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.Wafdiga Madaxweynaha waxaa kusoo dhoweeyay Muqdisho Masuul Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Abwaan Beddel Jaamac Xirsi
(April 18, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo shaaciyey jadwalka doorashada Aqalka sare
(April 18, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonk Jadwalka Doorashada Gudoonka Golaha shacabka BFS oo la shaaciyey
(April 18, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin mushari Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan Afur iyo is-xog wareysi isugu jira Qasriga Madaxtooyada kula qaatay Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.[Masawiro]
(April 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan Afur iyo is-xogwareysi isugu jira Qasriga Madaxtooyada kula qaatay Golaha Wakiilada Dowladda Puntland. Kula Ra’iisul XFS oo cambaareeyey falkii lagu weeraray xarunta Golaha shacabka
(April 18, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu cambaaraynayaa falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah. Isku dayga Maanta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|