Madaxweynaha Puntland oo dhaggax dhigay dhismaha xarunta cusub Golaha Wakiillada Puntland.
(April 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha xarunta cusub Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Mada Madaxweynaha Puntland xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Qorsheynta,
(April 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah. Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo jadwalka doorshada Shaaciyey
(April 18, 2022)
Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:- 1. Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonka Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabatay Magaalada Garoowe
(April 17, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradah Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddoomiyeyaasha ku meel gaarka ah ee labada Aqal
(April 16, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaa Guddoomiyaha KMG ee Golaha shacabka oo magacaabay guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka
(April 16, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka. Guddiga ayaa ka kooban 10 Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer ee Jubbaland oo shaaciyey jadwalka doorashada 16-ka kursi oo lagu qabanayo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
(April 14, 2022)
Kismaayo:-Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ( SEIT) oo tixraacaya warqadda sumadeedu tahay GHDHF/56/2022 kana soo baxday guddiga hirgalinta doorashooyinka d Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb.[Masawiro]
(April 14, 2022)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb, kadib safar shaqo oo maalmihii tagay uu ku jo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo soo dhaweeyey go’aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT ee ku aaddan deegaan doorashada labaad ee Jubbaland.
(April 14, 2022)
MUqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble isagoo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka Gobolka Gedo iyo ahmiyadda dhammaystirka doorashada wuxuu bogaadiye Madaxweynaha dowladda Jubaland oo soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka ee deegaan doorashada labaad ee Jubaland.
(April 14, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada lab
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|