Ra’iisul Wasaaraha XFS oo soo dhaweeyey go’aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT ee ku aaddan deegaan doorashada labaad ee Jubbaland.

April 14, 2022 - Written by Editor

MUqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble isagoo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka Gobolka Gedo iyo ahmiyadda dhammaystirka doorashada wuxuu bogaadiyey soona dhaweeyey go’aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT ee ku aaddan deegaan doorashada lahaad ee Jubbaland.

Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ku boorriyey Guddiga SEIT Jubaland iyo Dowlad-goboleedka Jubbaland in ay si dhaqso ah u soo dhammaystiraan kuraasta dhiman.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online