Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.[Masawiro/Video]
(April 14, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amn Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyeeyay dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka labada Aqal.
(April 14, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ugu hambalyeeyay gudashada Dhaarta D Madaxweynaha Jubaland oo soo dhaweeyey go’aanka guddiga doorashooyinka FEIT
(April 14, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada lab Guddiga Doorashada oo sheegay in doorashadii Garbahaarey loo wareejiyey Ceelwaaq.
(April 14, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray maanta ku sheegay inuu go’aan ku gaaray in doorashadii 16-ka kursi ee magaalada Garbahaarey loo wareejiy Munaasabadda Dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2022.[Video]
(April 14, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dhaarinaya xildhibaanada labada gole ee Barlamaanka 11aad ee JFS oo munaasabadda dhaarintooda ay hada ka socoto maga Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo dhamaantood qaatay Shahaadada Xildhibaanimo
(April 14, 2022)
Muqdisho:-Liiska Xildhibaanada Shahaadada qaatay ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa xusid mudan Xubnaha Baarlamaanka Labada Gole ee Koonfur Galbeed ay dhammaatooda qaateen Sha Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka 11 oo beri la dhaarin doono
(April 13, 2022)
Muqdisho:-Waxaa maalinta beri ah la dhaarin doonaa Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadooda Aqal waxaan lagu wargeliye in ay soo qaataan aqoonsigooda ayna yimaadaan Akadamiya Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka(FIET)oo fasaxay 2 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.[Video]
(April 13, 2022)
Baydhabo:-Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka(FIET) ayaa Fasaxay Kuraasta Kala ah Hop-103 iyo Hop-204 ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed. Waxaa sidoo kale guddiga ay sheegeen in lagu celin Taliyaha Ciidanka booliska DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi oo kulan la qaatay saraakiil ka socday European Union.
(April 12, 2022)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka booliska DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa waxaa uu kulan gaar ah la qaatay saraakiil ka socday European Union. Kulanka waxaa Taliyaha ku weheliyay Taliye ku xigeenka Ci Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland kulan dar-daaran iyo sagootin ah la qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya Puntland
(April 12, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan dar-daaran iyo sagootin ah la qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|