Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka 11 oo beri la dhaarin doono

April 13, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa maalinta beri ah la dhaarin doonaa Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadooda Aqal waxaan lagu wargeliye in ay soo qaataan aqoonsigooda ayna yimaadaan Akadamiyada tababarka Ciidanka Booliska ee Generaal Kaahiye (police academy) saacadu markay tahay 9.30 aroornimo.

Xildhibaanada ayaa halkaas waxaa ka qaadin doono Basas loogu diyaariyey waxaan ay geyn doonaa Teendhada Afasiyooni oo ah goobta xaflada dhaarintu ka dhacayso. Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka 11 ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray in Baabuurtiina iyo ilaalada la socota ay uga soo tagaan Barxada Dusiga tababarka Booliska ee Genaral Kaahiye.

Dhinac kale waxaa sidoo kale lagu wargeliyey Xildhibaanada Degan Agagaarka Airporka in ay yimaadaan Saldhiga Airporka halkaas oo loogu diyaariyey Basaskii ka qaadi lahaa islamarkana geyn Lahaa Teendhada Afasiyooni oo ay ka dhacayso xaflada dhaarinta Xildhibaanada.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online