Wareysi: Wasiirka Amniga oo faah-faahin ka bixiyay ‘shaqo ka-joojinta’taliyaha Booliska.[Dhagayso]

April 27, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay shaqo-joojin oo xalay saqdii dhexe ku sameeyay taliyaha booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar).

Wasiirka ayaa taliyha ku eedeyay inuu ‘si bareer ah isku dayey inuu hor istaago doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee loo ballansan yahay Arbacada maanta ah.

Wariyaha VOAda ee dalka Australia, Ibraahim Cumar Baafo ayaa haddaba khadka telefonka ee magaalada Muqdisho ku hadlay Wasiirka Amniga Gudaha ee dowladda Federalka Somalia Cabdullahi Maxamed Nuur, waxana uu ugu horreyn weydiiyey in wareegtadu ay xafiiskiisa kasoo baxday.

VOA

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online