Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka qayb galay ah Daahfurka ololaha wacyigelinta codeeyaha doorashada Degmooyinka Puntland.[Video/Masawiro]
May 26, 2022 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa caawa magaalada Garowe uga qaybgalay munaasabadda daah furka ololaha wacyigelinta codeeyaha doorashada Degmooyinka Puntland.
Wasiirka ayaa shirka ka jeediyey khudbad taabanayso arrimo muhiim ah oo ku aadan hirgelinta barnaamijka doorashooyinka hal qof iyo hal cod.
no images were found
Dhammaad
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arimaha Gudaha DPL.