Ciidamo ka tirsan Puntland oo tababar loogu soo xiray Dugsiga tababarka ee Gen Carays.[Video/Masawiro]

May 10, 2022 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Gudoomiyaha gudiga dib u habaynta Ciidamada ahna Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Taliyaha Ciidamada Difaca Puntland Mudane Gen Yaasin Cumar Dheere ayaa manta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawishta Dowladda Puntland.

Soo af-meerida Tabarbarkan waxaa ka qayb galay Wasiirku xigeenkaAmniga, Wasiirudowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Wasiiru-dowlaha Xanaanada Xoolaha Guddoomiyaha Gobolka Cayn, Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug, Duqa degmada Galkacayo, Taliyaha Ciidamada Daraawishta aaga CAYN Taliyaha qaybta gobolka Mudug iyo mas’uuliyiin kale. Ciidamadan ayaa ah Horin mudona tababar uga socday dugsiga Gen CARAYS waxana ay ka mid yihiin Ciidamada nasiibka u helay in la Tira koobo tababarna ay qaataan.

Dowladda Puntland ayaa guulo wax ku ool ah ka soo hoysay tababarka iyo tirakoobka Ciidamada Dowladda Puntland.

Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo
Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,506 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>