Golaha Aqalka Sare BFS oo ansixiyey Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya.[Video]

May 4, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa goordhow furmay kulanka Golaha Aqalka Sare oo maanta loo balamay iyadoo kulanka lagu dooran doono Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadsa Federaalka Soomaaliya balse waxaa warbixin kooban laga dhagaystay ka hor inta aan la dooran gudiga Guddigii doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare.

Guddoomiyihii Guddigii Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed oo fadhigii maanta warbixin Golaha ka siiyay Shaqadiisoo qabteen.

Dhinac kale Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo Sanatarrada Golaha dardaaran u jeediyay ayaa dhinaca kale sharraxay habraaca Guddiga Doorashada Madaxwaynaha.

Guddoomiyaha golaha aqalka sare Cabdixaashi Cabdullaahi”Dalka waxaa uu nooga baahan yahay in aan ka samatabixino marxalada uu ku jiro”.

Gabagabadii ayaa Xoghaya Guud ee Golaha Aqalka Sare waxaa uu Akhrinayey magacyada xubnaha Aqalka Sare uga mid noqonaya Guddiga isku dhafka ah ee ka shaqeyndoona doorashada Madaxweynaha JFS.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online