Golaha Shacabka BJFS oo doortay guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha JFS.[Masawiro/Video]

May 4, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa goor dhow furmay kulanka Golaha Shacabka BJFS, waxaa shir guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

Ajendaha kulanka ayaa ah doorashada xubnaha guddiga isku dhafka ah labada Aqal ee qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay 10 xubnood oo ka mid noqon doona guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaan ay kala yihiin:-

1. Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed

2. Xildhibaan Cali Xaaji Daahir

3. Xildhibaan Nuur Mustaf mukhtaar

4. Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey

5. Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu

6. Xildhibaan Maxamed Caananuug

7. Xildhibaan Cumar yuusuf

8. Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Waxaana guddomiyaha golaha Shacabka uu sheegay in sedaxda xubnood kale ee dhiman saacadaha soo socda lagu soo dari doono.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online