Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS oo ka shiray amniga doorashada Madaxweynaha.[Masawiro]

May 4, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS oo ay ku jiraan ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee midowga Africa mudane Fiona Lortan, ku-xigeenka ciidanka ATMIS Jeneraal William Shume, Iyo Meg. George Kuteesa oo ah Taliyaha Guud ee qaybta(Sector One) ee ciidanka ATMIS.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa amniga doorashada madaxweynaha.

—-DHAMAAD—

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,524 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>