Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo soo xiray hadal-jeedintii musharraxiinta u tartameeysa xilka Madaxweynaha JFS.

May 12, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo xiray hadal-jeedintii musharraxiinta u tartameeysa xilka madaxweynaha JFS.

Hoolka Teendhada Afasiyooni oo ay soo xaadireen xildhibaanada labada Aqal BJFS oo labadii maalin ee u dambeeyey ka socdeen hadaljeentii musharraxiinta madaxweynaha ayaa maanta la soo gebagabeeyay.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha ayaa sheegay in maalinta sabtida kulan la isku yimaado si looga hadlo dadejinta doorashada madaxweynaha.

—–Dhammaad—-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,513 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>