Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh Cali Warsame Xasan

May 28, 2022 - Written by Editor

Urdun:-إIlaahay ha u naxariisto Sheekh Cali Warsame Xasan oo ahaa caalim kamid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya cilmi ahaan, cimri ahaan iyo caqli ahaanba, intii uu noolaana diinta iyo dalka ugu soo adeegay mudo dheer
Sheekh Cali Warsame Xasan saaka ayuu ku geeriyooday dalka Urdun. Ilaahay waxaan u weydiinaynaa sheekha inuu ku abaalmariyo Jannatul-firdaws, la jirka Nabiyada, Siddiiqiinta, Shuhadada iyo Saalixiinta, ehelka, ardayda iyo shacabka Soomaaliyeedna samir, ajir iyo iimaan ka siiyo.Aamiin aamiin aamiin.

Dhanka kale Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnahayaa waxay tacsi u dirtay ehelada iyo dhamaan culumada Soomaaliyeed iyada oo rabi uga bariday in Sheekh Janada Firdowsa ka waraabiyo.

Hoos ka Akhriso Tacsida Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah dirtay Sheekh Cali Warsame.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online