Ku-simaha Madaxweynaha Ahna madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo booqday dekadda iyo Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.[Video]
May 4, 2022 - Written by EditorBoosaaso:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash Ayaa kormeeray Dekedda iyo garoonka diyaaradaha Magaalada Bosaaso oo ka mid ah Ilaha dhaqaale Ee Puntland.
[ngg src=”galleries” ids=”4012″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

