Madaxweynaha JFS oo ku dhawaaqay in uu u tartamay mar kale xilka Madaxweynaha Soomaaliya.[Video]

May 8, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyay inuu u sharaxan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaana uu codsi u diray Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,546 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>