Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo la kulmay Gudoomiyaha Golaha shacabka
May 16, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sh. Maxamuud oo xalay ay doorteen .
Baarlamaanka labada Aqal, waxaana labada masuul kulan koodi ahaa is xog-wareysi iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa geedi socodka nabada iyo xasilooni siyaaseed oo wadajir ah.
—-DHAMAAD—