Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu laabtay Kismaayo.[Masawiro]

May 20, 2022 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Magaalada Kismaayo dib ugu soo laabtay kaddib markii uu Magaalada Muqdishu kaga qeybgalay doorashada madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa madaxwaynaha garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kuso dhaweeyay madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo xubno katirsan Golaha fulinta iyo Baarlamaanka Jubbaland.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online