Wareysi: Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud [Dhagayso]

May 18, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay hawlaha uu mudnaanta siinayo boqolka maalmood ee ugu horreeya xilkiisan cusub.

Madaxweynaha oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA ayaa sheegay inuu dhaqangelinayo tallaabooyin dhinaca amniga ah, xasillooni siyaasadeed iyo dib usoo kabidda dhaqaalaha isagoo sheegay in la ansixin doono sharciyada muhiimka u ah fulinta hawlahaas.

Waraysigan waxaa la yeelatay weriyahayaga Falastiin Axmed Iimaan oo ku sugan magaalada Muqdisho.

VOA

Leave a comment

*

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online