Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Guddoomiyaha guddigga dib u-habeynta Ciidamada oo gaaray Gaalkacyo

May 9, 2022 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Wafti u hooggaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Guddoomiyaha guddigga dib u-habeynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Taliyaha Ciidamadda Difaac Puntland Gen. Yaasin Cumar dheer ayaa Garay Magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Mas’uuliyiintan ayaa waxaa magaalada gaalkacayo ku soo dhoweyay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka kan Degmada iyo taliyaasha kale duwan ee ciidamada.

Ujeedka socdalka waftiga ayaa salka ku haya tababar loo soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland oo mudo tababar uga socday Dugsiga tababarka Gen. Careys Gaalkacyo.

Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,510 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>