Ku-simaha Madaxweynaha DPL Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo magacaabay guddiga Aaska Qaran ee Garaad Saleebaan

November 19, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa magacaabay guddiga Aaska Qaran ee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo ku geeriyooday Garoowe.
Guddiga ayaa kala ah :
1. Cabdi Faarax Siciid Juxa: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta (Guddoomiye).
2. Cabdisamad Maxamed Gallan: Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.
3. Maxamed Cabdiraxmaan: Dhabancad Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda.
4. Maxamuud Caydiid Dirir: Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Tiknoolojiyada, Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka.
5. Jaamac Faarax Xasan: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.
6. Cabdullaahi Maxamed Xasan: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
7. Ilyaas Cismaan Lugatoor: Wasiirka Wasaaradda Duulista, Hawada iyo Garoomada.
8. Gen. Muumin Cabdi Shire: Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland.
9. Cawil Xasan Mataan: Guddoomiyaha Gobolka Nugaal.
10. Cabdulqaadir Maxamed Geedi: Duqa Degmada Garoowe.
DHAMAAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online