Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay safiirka cusub ee Dowladda Danmarka ee Soomaaliya

November 9, 2022 - Written by Editor

Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Nairobi ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Denmark usoo magacowday Soomaaliya Amb. Steen Sonne Andersen iyo Madaxa Howlgalka Denmark ee Soomaaliya Gertrud Kummel Birk.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Guud ee Soomaaliya sida Amniga iyo Siyaasadda iyo Arrimaha Puntland sida Dimuqraadiyadda iyo Mashaariicda horumarin.

Waxaa Madaxweynaha Kulanka kala qeybgalay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Maxamed Cabdirashiid Cali.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online