Taliyaasha Ciidanka Booliska Puntland iyo Taliyaha Daraawiishta oo gaaray Gaalkacyo

November 29, 2022 - Written by Editor

Gaalkacayo:-Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire,Taliyaha Ciidanka Daraawiishta DPL S/gaas Abshir Cabdi Jaamac iyo wafdi ay hogaaminayaan ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Mas’uuliyiintan waxaa magaalada gaalkacayo ku soo dhoweyay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka kan Degmada iyo taliyaasha kale duwan ee ciidamada.
Ujeedka socdalka waftiga ayaa salka ku haya xal uhelida beelo walaala ah oo dhawaan shaqaaqo ku dhexmartay magaalada Gaalkacayo.
~ DHAMMAAD ~
XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online