Taliyaha ciidanka Booliska XFS oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliska ee Puntland

November 20, 2022 - Written by Editor

Garowe: 18 Nov 2022:Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta kormeer shaqo ku yimi maanta Xarunta Dhexe ee Taliska Ciidanka Booliska DPL.

Taliyaha booliska ayaa shir la qaatay Taliska Guud Booliska, saraakiisa sarsare ee Hoggaamada,Qaybaha iyo Fadhiyada Madaxa Bannaan,Taliyaha ladagaalanka argigixisada Puntland s/gaas muxiidiin Axmed Muuse iyaga oo warbixinno ka siiyey xaaladda guud ee amniga deegaanada Puntland, dadaallada socda ee lagu xaqiijinayo sugidda amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

Taliyaha Ciidanka Booliska Punand S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya S/gaas Xijaar la wadaagay horumarrada ballaaran ee dhinacyada tababarrada, tayaynta, tirada iyo qalabaynta ee uu ku tallaabsaday Ciidanka Booliska Puntland.

DHAMMAAD
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online