Xildhibaan Maxamed Cali Daahiy oo lagu dhaawacay magaalada Muqdisho

April 5, 2016 - Written by Editor

bistaMuqdisho:-Waxaa maanta lagu weeraray  degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho Xildhibaan ka tirsan golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo ka badbaday weerar la doonayo in lagu dilo, Xildhibaanka la weeraray ayaa waxaa lagu magacaabaa Xildhibaan Maxamed Cali Daahiy.

Xildhibaan Maxamed Cali Daahiye ayaa waxaa garaba ka soo gaaray dhaawac waxaan goobta ay ku dileen dablaydii soo weerartay Darawalkiisii iyo mid ka mid ah ilaaladiisa, kooxda weerarka fulisay ayaa ka baxsatay goobta  waxaan Xildhibaanka loo qaaday xarun caafimaad oo lagu daweynayo.

Weerarka lagu dhaawacay Xildhibaan Maxamed Cali Daahiye ayaa waxaa sheegtay in ay ka danbeeyeen ururka Al-shabaab oo falal noocaan oo kale ah ku dilay Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online