Taliyaha Ciidanka Booliiska Badda dowladda Puntland oo VOA uga waramay ciidamo la geeyey Garacad.[Dhagayso]

April 23, 2016 - Written by Editor

admiralGaracad:-Taliyaha Ciidanka Booliiska Badda dowladda Puntland Admiral C/risaaq Diiriye Faarax oo waraysi gaar ah siyey idaacadda VOA ayaa waxaa uu uga waramay Ciidamo ka tirsan Badda Puntland oo saldhig ka samaysatay magaalada xeebta Garacad ee Gobolka Mudug. Taliyaha Ciidanka Booliiska Badda dowladda Puntland Admiral C/risaaq Diiriye Faarax ayaa sheegay nn sababta loo geeyey cidamada degmada Garacad ay tahay in ay ilaaliyaan xeebaha gobolka Mudug ee hoos taga Puntland ayna ilaaliyaan Tahriiba, Kaluumaysiga sharci darada ah iyo in weliba ciidamo ka tirsan al-shabaab ay mar kale ka soo degaan xeebaha Gobolka Mudug ee maamul ahaan hoos taga Puntland.

Hoos ka Dhagayso waraysigii VOA uu siiyey Taliyaha Ciidanka Booliiska Badda dowladda Puntland Admiral C/risaaq Diiriye

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Abdirisaaq-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online