Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Xilkii ka qaaday Wasiirkii Qorsheynta
April 24, 2016 - Written by EditorMadaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Xilkii ka qaaday Wasiirkii Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga Xukumadda Galmudug Maxamed Cilmi Afrax.
Wasiirkii Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga Xukumadda Galmudug Maxamed Cilmi Afrax ayaa waxaa xilka looga qaaday ka dib markii uu soo xaadiri waayey kalfadhiga golaha wasiirada ee Maamulka Galmudug.
Maxamed Cilmi Afrax ayaa waxaa uu ka mid ahaa Musharaxiintii la Tartamay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed .
Hoos ka Eeg Wareegtada xilka looga qaaday Wasiirkii Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga Xukumadda Galmudug Maxamed Cilmi Afrax. no images were found
A/Cawale
Halgan.net