Xukuumadda Federaalka oo casumaad u fidisay Dhammaan xubanaha guddiga Farsamada ee doorashooyinka
August 5, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Xukuumadda dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay casumaad u fidisay Dhammaan xubanaha guddiga Farsamada ee ka baaraan-dega Talooyinka la xariira Hanaanka iyo Habsami u socodka Doorashooyinka dalka dhamaantood, kuwaas oo ka kooban 16 xubnood Waxaan ay laga codsaday in ay yimaadaan magaalada Muqdisho.
Qoraalka ka soo baxay Xukuumada dowladdu Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu yahay mid khilaafsan heshiiskii lagu gaaray Dhuusamareeb ee lagu balamay in bisha Augost 15 la iskugu yimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net