Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shaqadii ka jooji yey Wasiirka Kalluumaysiga Puntland iyo agaasimihii guud ee Wasaaradda
November 12, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Ku simaha Madaxweynaha dowladda Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Kalluumaysiga Puntland Maxamuud Xaaji Saalax iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Cabdirasaaq Jaamac, ka dib markii khilaaf uu ka dhashay gacan-qaad sababay uu dhex maray.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net