Warsaxaafadeedka laga soo saaray shirkii murashaxiinta ee ka socday Muqdisho.
(November 26, 2020)
Muqdisho:-Shir dhowr maalin uga socday magaalada Muqdisho ayaa musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Soomaaliya oo uu u soo gabagaboobay shirkooda waxaa ay ka soo saareen war-murtiyeed ka koo
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(November 26, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe oo uu in mudo ah ka maqnaa waxaan uu kulan qado oo is xogwareysi ah la yeeshay Golah