Abwaan Yuusuf Shaacir oo ka hadlay dadkii ka qayb galay Baroor-diiqda ciidamadii Ingiriiska.[Video]
(November 16, 2020)
Hargeysa:-Abwaan Yusuf Shaacir oo ka mid ah abwaanada caanka ka ah deegaanada S/land gaar ahaan caasimada Hargeysa ayaa ka hadlay dadkii ka qayb-galay Baroor-diiqda ciidamadii Ingiriiska ee gumeysta
Ra’iisul Wasaare Rooble Xukuumaddayda waxaa Saldhig u ah hannaan caddaaladeed.[Video]
(November 16, 2020)
Muqdisho:-Xukuumaddayda waxaa saldhig u ah in bulshada Soomaaliyeed ay helaan hannaan caddaaladeed oo la isku halayn karo, anigoo fahmi kara duruufaha adag ee aad ku shaqaysaan, hadana waxaan la idin
Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo tababar shaqo u furtay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed.
(November 16, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo Tobabar shaqo kororsi u furtay Waftiga uu hogaaminayey agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed.
Taliyaha Ciidanka Booliska Dawladda Puntland iyo Suxufiyiinta oo ku kulmay Garoowe.[Video]
(November 16, 2020)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka Booliska Dawladda Puntland Gen. Cabdi Xasan Xuseen iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb-galay kulan looga hadlayo xoojinta wada-shaqeynta Laamaha ammaanka iyo Suxufiyiinta oo k