Puntland oo Hambalyo u dirtay Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle
(November 11, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Hambalyo udirey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka loo doortay ma
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Hambalyo udirey Madaxweynaha Hirshabeele
(November 11, 2020)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Hambaliyo udirey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka la doortay ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Galmudug oo ka hadlay dagaalo u dhexeeya ururka Alshabaab iyo ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Gal-Mudug
(November 11, 2020)
Dhuusamareeb:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Galmudug Axmed Shire Maxamuud "Falagle" ayaa waxaa ku qabtay magaalada Dhuusamareeb Shir jaraa'id waxaan uu faahfaahin ka bixiyey dagaalo dhexmar
Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa
(November 11, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudan
Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo looga dooday Xeerka Isgaarsiinta
(November 11, 2020)
Garoowe:-Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan, ku
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida waa taageer sanahay howl galka ay dowladda Itoobiyo ka wado gobolka Tigrayga.[Dhagayso]
(November 11, 2020)
Ka dib toddobaad uu dagaal qaraar ka soconayay gobolka Tigray ee waddanka Itoobiya ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in boqollaal qof ay waxyeelo soo gaartay. Midowga Afrika ayaa madaxda federaalka
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo daah furay Barnaamijka Iskaashiga Caalamiga ah ee Waxbarashada Puntland.[Video]
(November 11, 2020)
Garoowe:- Waxaa saaka Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Caalamiga ah ee W
Maamulka HirShabeelle oo u doortay madaxweyne cusub Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe.[Video]
(November 11, 2020)
Jowhar:-Waxaa saaka ay Xildhibaanada Baarlamaanka HirShabeelle ay doorteen Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen cusub oo 4 sano ee soo socota hogaamin dona maamulka gobolleedka Hirshabeelle. Madaxwey