Shirka Golaha Wasiirada ee PL oo looga hadlay arrimaha amniga.[Video]
November 19, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda degmooyinka Puntland iyo Xeerka Dalxiiska ee Puntland.
Hoos ka Daawo Af-hayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jama Deperani ayaa ka warbixiyey.
M_M_Deeq
Halgan.net