Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo gaaray Baydhabo.[Video]
November 22, 2020 - Written by EditorBaydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya.
A/cawaale
Halgan.net