Maareeyahaha Dekedda Muqdisho oo ka Bad-baaday Qarax Miin

November 28, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Maareeyaha dekedda magaalada Muqdisho Axmed Washington ayaa maanta ka bad-baaday qarax ka dhacay meel u dhow Isbitaalka Naasareeto ee magaalada Muqdisho.Qaraxan waxaa ku dhaawacmay laba ka mid ah ilaalada maareeyaha.

Qaraxaan ayaa dhacay xili fiidnimadii xalay uu qarax uu fuliyey qof ismiidaamiyay ay ku dhinteen 8 dhalin yaro ah oo ku sugnaa maqaaxi caan ah oo ku taalla magaalada. Wariyaha VOA Cabdulqaadir Cumar Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.


VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online