Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee Heer Federaal iyo Dowladaha xubnaha ka ah.
July 7, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee Heer Federaal iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS oo maalmahan Shir uga socday Garoowe.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Caafimaadka DFS, Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net