Madaxweynaha Jubaland oo warbixiyey xaalada dalka iyo arrimaha Doorashooynika.[Video]
September 28, 2021 - Written by EditorKismaaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo Warbixin ka siinayay xaalada dalka qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo masuuliyiinta Jubaland ayaa ka hadlay arimaha Doorashooyinka iyo doorka Ra’iisul Wasaaraha, waxaa kale oo Madaxweynahu uu sheegay in masuuliyad ay ka saaran tahay sidii uu cadaalad ugu heli lahaa sargaalad Ikraan oo katirsanayd Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka oo warbixintii Hay’adu ay kiiskeeda kasoo saartay ay ahayd mid aan lagu qanci Karin.
no images were found
Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu sheegay in caqabad walba oo arimaha Doorashooyinka ka taagan xal loo heli karo, isagoo xusay in madasha wadatashiga qaran ay isaga yimaadan sidoo doorashada horay loogu wadi lahaa
M_M_Deeq
Halgan.net