Shiikh Suldaan Cabdi Qani Qorane iyo Issimo kale oo ku baaqay in wada-hadal lagu dhammeeyo colaada Boosaaso.[Video]
December 22, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Suldaan Abdulqani Qorane iyo salaadiinka kale ayaa codkooda ku biiriyey Baaqyo nabadeed oo Issimada, Culimada , Waxgaradka Puntland ay ka soo saareen colaadii ka aloosnayd 2 maalin ee la soo dhaafay magaalkada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Issimada baaqa nabadeed iyo Xabad joojinta ku baaqay ayaa waxaa ka mid ah
1. Sh. Suldaan C/Qani Qorane Maxamed
2. Suldaan Subayr X. Maxamuud Cali Obokor
3. Ugaas C/Jaliil Cali Faarax
M_M_Deeq
Halgan.net