Ra’iisul wasaare Rooble oo joojiyey heshiis shidaal oo Soomaaliya ay saxiixday.

February 19, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hishiis la xiriira Batroolka Soomaaliya kaas oo la sheegay in Wasiirka Batroolka uu la saxiixday Shirked ajnabi ah si aan waafaqsaneyn sharciga dalka, Ra’iisul Wasaaraha XFS oo madaxa Xukuumaddana aan habayaraatee lala soo socodsiin.

Sidaa awgeed Ra’iisul Wasaaraha dalka waxa uu qaadi doonaa tallaabooyin waafaqsan shuruucda u taalla dalka oo lagu burinayo hishiiskaas xadgudubka ku ah hantida umaddu leedahay iyo dhaxalka jiilalka soo koraya.Shaqsi kaligii lagama aqbali doono inuu ku tagrifalo hanti Umaddu wada laadahay.

—–Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online