Madaxweynaha Puntland oo mar labaad la kulmay Isimada Gobalka Bari.
February 26, 2022 - Written by EditorBoosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Isimada kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Guud ee Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland.
——Dhamaad—-