Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddoomiyaha Gudigga Doorashooyinka heer Federaal ( FEIT)
May 1, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Gudigga Doorashooyinka heer Federaal ( FEIT) mudane Muuse Geelle Yuusuf.
Kulanka oo warbixin looga dhageysay Guddoomiye Muuse Geelle ayaa ka warbxiyay halka ay mareeyso shaqooyinkii ay soo qabteen ee la xiriira arrimaha doorashada dalka.
A/cawaale
Halgan.net