Ciidanka Booliska Kenya ee magaalada Mombaza oo heegan la galiyey

August 23, 2013 - Written by Editor

kenyaMombaza:-Ciidanka Booliska iyo kuwa sirdoonka ee magaalada Mombaza ee dalka Kenya ayaa heegan buuxa la geliyey, ka dib markii ay sheegeen ciidanka Sirdoonka Kenya in ay heleen xog qarsoon . Taliyaha ciidanka amaanka ee gobolka Cost ee dalka Kenya Robert Kitur,ayaa sheegay in ay ka war heleen in Ururka Al-Shabaab diyaariyey weeraro laga fuliyo magaalada Mombaza.

Sidoo kale Guddoomiyaha degmada Gaarisa Haruun Rashiid ayaa warbaahinta u sheegay in weeraro dhowr ah ay Al-Shabaab ka fuliyeen gobolka woqooyi Bari ee Kenya askarna ay ku dileen . Guddoomiyaha degmada Gaarisa Haruun Rashiid ayaa sidoo kale sheegay in Al-Shabaab ay gaarsiyeen Khasaaro kala duwan ayna fashiliyeen weeraro dhowr ah.

Ururka Al-Shabaab ayaa weeraro dhowr ah ka geystay gudaha dalka Kenya waxaana ay ku dileen askar ka tirsan Booliska Kenya iyaga oo qaar kalana soo qafaashay.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online