Golaha Iimaamyada ee W/Maraykanka oo Masaajidkii 20aad Furay.[Masawiro]

August 26, 2013 - Written by Editor

4Louisville:-Ilaahay fadligii waxaa maalintii jimcaha oo taariikhdu ku beegnayd 08/23/13,Golaha iimaamyada ee W/Maraykanka u hergalay inuu furo masjid Bilaal ee magaalada Louisville ee gobalka Kentucky,Masaajidkan oonoqonayo masaajidkii 20aad ee uu goluhu ka hergaliyo dalka Maraykanka Golaha oo in muda ah ku hawlanaa sidd ii loogu heli lahaa,jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan gobal kaas,ayaa illaahay fadligii ,dadaal ay si wada jir ah u muujiyeen Golaha iyo jaaliyada ku nool gobalkaas waxaa suura galay in la iibsado masaajid kan oo baaxadiisu ay dhantahay 23,000 square feet,Xafladii furitaanka masaajidka ayaa waxaa ka qayb galay,mas’uuliyeen iyo culimo ka socotay majliska isutaga iimaamyada ee W/Maraykanka Culimadaas oo kala ahaa.

no images were found

1-Sheikh Aadan Sheikh Abdille oo ka mid ah xubnaha shuurada ahan Iimaamka Masajidka Ibnutaymiya ee magaalada Columbus/Ohio.

2-Sheikh Abdullahi Abul-Fadli oo ah Gudoomiyaha Gudiga Fulinta ee majliska.

3-Sheikh Abdirahman Imaamka Masjidul Faruq Ee Magaalada Nashville .Iyo marti sharaf kale .

Masaajidkan ayaa wuxuu noqonayaa inshallah masaajid lagu bad baadin doono Jaaliyadda soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta ku nool gobalkaas,sidoo kale wuxuu noqonaya manbac loogu yeero dadka aan islaamka ahayn,si loo gaar siiyo nuurka islaamka.

Xafiiska Dacwada iyo Iclaamka ee Golaha Isutaka Masaajida Ee W/Maraykanka.

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online