Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay arrimaha amaanka iyo Nabadeynta Beelaha
April 2, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amaan ka, hashiiski nabadeynta ee la dhex dhigay laba beelood oo walaalo ah wada dagana Gobolada Barri iyo Kar-kaar, dagaalka yemen iyo saamaynta Puntland, horumarka mashaariicda degmooyinka Puntland iyo Warbixino.
Hoos ka eeg Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo ka dhacay Garoowe
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net