Madaxweyaha dowladda Puntland Dr. Gaas oo canbaareeyey Qaraxii Garoowe
April 20, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Dawladda Puntland waxaa ay si buuxda u Canbaaraynaysaa Qaraxa maanta loo gaystey mid ka mid ah gaadiid qaada shaqaalaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Caasimada Dawladda Puntland ee Garoowe. Dowladda Puntland waxaa ay ka xun tahay oo ay sla markaasna ay ka tacsiyeynaysaa guud ahaan shaqaalihii goobtaas lagu laayey, waxaa dowladda Puntland si gaar ah ugu tacsiyey naysaa Hay’addaha Qaramada Midoobay iyo wakiilka Un-ka ee Soomaaliya Mr. Nicholos Kay.
Hoos ka eeg warsaxaafadeedkii ay Puntland ku cambaaraysay qaraxii ka dhacay Garoowe no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net