Buuqii saaka ka dhacay xarunta Golaha Baarlamaanka DFS.[Video]

November 11, 2014 - Written by Editor

xildhibaanMuqdisho:-Waxaa maanta hareeyey Golaha baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Buuq iyo sawaxan ka dib markii qaar ka mid ah Xildhibaano ay mooshin lagu ridayo ay ka keeneen Ra’iisul wasaarah DFS C/wali Sheikh Axmed taas oo dhalisay in Xildhibaanada taageersan Ra’iisul wsaarah ay buuq iyo qaylo kala hortageen iyagoo kub dhawaaqayey ” Waa diidnay ” iyo erayo kale.

Dhinac kale Xildhiaabada Taageersanaa mooshinka iyo gudoonka baarlamaaka ayaa ku qaylinayey aan is maqalno aan is dhagaysano iyo in la muujiyo deganaansho arrinkaas oo suurto gal noqon weyday ilaa kulan Baarlamaanka la joojiyey.

Hoos ka Daawo Buuqii saaka ka dhacay xarunta Golaha Baarlamaanka DFS

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online