Su aalo & Jawaabo | xalqadii 8aad |Sh.Maxamed Cabdi Umal.[Daawo Video]

April 29, 2016 - Written by Editor

xueyfa_umal1Nairobi:-Sh.Umal ayaa toddobaadkii siddeedaad waxa uu masaajidka Abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen. Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaari say hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, iyadoo uu barnaamijkan yahay mid habeen walba oo jimce la qabto.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbin karaan Email ka hay’adda oo ah.

Daawo Su aalo & Jawaabo | xalqadii 8aad | Sh.Maxamed Cabdi Umal

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online