
(September 14, 2011)
Garoowe Sept, 13 Waxaa maanta ay dowllada Pntlland ka soo saarta warsaxaafeed ay kaga hadleen eedeyn ay dhawaan Xili baan ka soo jeeda Gobollada Bay iyo Bakool ay u jeediyeen dowllada Puntlland kuna e

(September 14, 2011)
Nairobi:-Shiikh Maxamuud Shiikh Maxamed Shibli oo 4-tii habeen ee la soo dhaafay Muxaadaro uu kaga digayey ka bad badinta gaaleysiinta ka waday Masaajidka Hidaaya ayaa habeen hore soo afmeeray. &nb

(September 14, 2011)
Laascaanood: Mareegta wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray saaka muxaadaraadkii Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culi mada dalka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolk

(September 14, 2011)
Gaalkacyo Sept, 13 Waxaa meel wanaagsan maraya nabadeyntii magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo ay u qumeeen isimada iyo culumada waxaana loo saaray gudi ka kooban ilaa 15 Isim oo si weyn l

(September 14, 2011)
Muqdisho, Sept, 13 - Waxaa maanta banaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho qoysas barakacayaal ah oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 700 oo qoys , dadkaan bara kacayaasha ah ee ka soo hayaamay gobollada

(September 14, 2011)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari garsoore ka mid ahaa Garsoorayaasha Maxkamada Rafcaanka ee gobolka iyadoo dil kaasnka uu geystay nin ku hubaysan Bistoolad

(September 14, 2011)
Gaalkacyo:-Waxaa shalay soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarun ta Gobolka Mudug u qaabilsanaha QM arrimaha bini’adantimada dalka Soomaaliya Mark Bowden iyo wafdi ka tirsan Un-ka, Wafdiga oo uu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|