Banaanbax Rabshado wata oo ka dhacay maanta Koonfurta Gaalkacyo
(September 24, 2011)
Gaalkacyo:-Banaanbaxa rabshado wata ayaa dhacay maanta koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana banaanbaxa dhigayey arday ka careysan sida loo maareeyey deeq waxbarashao oo ka timid  dowlada Turkiya .A
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac oo ka badbaaday isku day dil
(September 23, 2011)
Gaalkacyo:-Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa ka badbaaday isku day dil ka dib markii miino lala eegtay gaari uu saarnaa , Warax miino ee lala beegsaday Guddoomiyaha Gobolka Mudug a
Warbaahinta Yemen oo Soomaali ku eedeysay in ay ka qeyb galeen kacdoonka Yemen (Dhageyso)
(September 23, 2011)
Yemen:-Warbaahinta Yemen ayaa tabisay in dad Soomaali ah ay ku lug leeyihiin rabshaddaha ka socda dalka Yemen. Warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa sheegtay in 3 qof oo Soomaali ah la qabtay kuwa
Ciidanka DFKM oo soo bandhigtey dameer laga soo raray waxyaabaha qarxa
(September 23, 2011)
Muqdisho:-Hay’adda nabadsugida ee DFKM ayaa saaka waxay soo bandhigeen dameer laga soo rakibay waxyaabaha qarxa, kaas oo ay sheegeen ciidanka DFKM in la doonayey in lagu khaarajiyo saraakiil ka ti
Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax oo ku soo laabtay Sanca .
(September 23, 2011)
Yemen:-Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa saaka si lama filaan ah dib ugu soo laabay magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen ka dib markii uu howlo caafimaad u joogay dalka sacuudi carabiya .
Ra’iisul wasaaraha DFKM C/weli Gaas oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Dowllada Qatar.(Sawiro)
(September 23, 2011)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kulamo la qaatay mas’uuliyiin kala duwan isagoo ka qeyb galaya Shirka Guud ee Qaramada Midoobey kaas oo ah kii 66-aad oo si ra
Ururka Midowga Africa oo sheegay in ciidamo dheeraad ah ay u soo dirayaan Muqdisho
(September 22, 2011)
Nairobi:-Ururka Midowga Afica ayaa shaaciyey in ciidamo gaaray ilaa 3000 ,oo askari ay u soo diri doonaa magaalada Muqdisho  ee caasimada dalka Soomaaliya, K u xigeenka ergayga Midowga Africa ee dalk
Wariye ka mid ah Idaacada codka nabada oo uga waramay VOA qaabka loo dhaawacay Tafaftirihii Idaacada Codka Nabada.(Dhagayso)
(September 22, 2011)
Xasan Maxamed Cali (Anteeno) oo ah Tafaftiraha Idaacadda Codka Nabada ayaa dabley hubaysani maanta ku dhaawaceen magaalada Boosaaso. Ilaa iyo hadda lama hayo dableydii weerarka geysatay, lamana garany
Ra’iisul wasaare DFKM Dr Cabdiweli Gaas oo New York kula kula masuuliyiin ka tirsan beesha Caalamka (Sawiro)
(September 22, 2011)
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Prof  Cabdiweli Maxamed Cali  oo xiligan ku sugan magaalada New York halkaas oo uu kaga qeyb gelayo shirka guud ee sanadlaha ah ee Qaramada midoobey ayaa qaabiley mas’uul
Wariye Xasan Anteeno oo lagu dhaawacay magaalada Boosaaso
(September 22, 2011)
Boosaso:Wariye Xasan Anteeno oo ka mid ah wariyaasha u shaqaynayeya Idaacada Codka Nabada ee ka howlgasha magaalada Boosaaso ayaa 2 dhalinyaro ah oo hubaysan ay ku toogteen irida hore ee Idaacada, war

« Previous PageNext Page »